HOME

      Waxbarasho

      MAQAALLO

      ISLAM

      KEYDKA WARARKII

      NALASOO XIRIIR

     
     

     


AUDIO LINKS
BBC       11:00
BBC       14:00
BBC       18:00
VOA      17:00 GMT

 

SOMALI LINKS

Aayaha
Allbanaadir
Dayniile
Hiiraan
Kismaayonews
Onkod
Soomaalinews
Somalitalk
Shabelle
Qaadisiya

BOGAG ISLAAMI AH

Addacwah
Aflax
Altaqwaa
Benadir Islam
Boqolsoon
Quran
Islamonline
Learn about Islam
Risaala
Runta
Waano
Waaniye

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ku xayeysiiso Ganacsigaaga       Buurweyn.net waxa hubaal ah in aad ku qanci doontid

Maxaa dhacay Maanta oo kale: 22 dii June 2006:

Maanta oo kale, sannad ka hor, waxaa ku kulmay Magaalada Khartuum Dr. Maxamed Ali Ibrahim iyo Ambassador Abdullahi Sheikh Ismaeel oo kala mathalaya Ururka Maxaakiimta Islaamiga iyo DFKMG. Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail wuxuu ahaa markaas Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFKMG. Shirkii 2 geesood ka ahaa oo ka dhacay Khartuum,  22dii June 2006, ayaa waxaa lagu kala saxiixaxday heshiis dhex maray labada dhinac, heshiiskaas oo labada dhinac ooggolaadeen dhibcaha soo socdo, oo ay ugu muhiim sanaayeen:

 

  Madaxa Wafdiga Maxkamadaha Dr. Mohamed Ali Ibrahim oo Hotelka shirka la qabanayay sii galaya.

In labada dhinac ay joojiyaan hujuumka ay isku wadaan ee xagga militari iyo xagga saxaafadda.

Labada dhinac uu midba midka kale aqoonsado.

In maxkamad la soo taagayo dembiilayaashii dagaalka (War Crime Trial).

Dhawridda Midnimada Soomaaliya, iyo dhawrida wadajirka Dhulka Soomaaliya.

In dadka Soomaaliyeed lagu caawiyo dib u dhiska hay'adihii qaranka, dib u dejin iyo horumarin.

 

Heshiiskaas dhinaca DFKMG waxaa u saxiixay wasiirka Arrimaha Dibada ee DFKMG, Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil, dhanka midowga Maxaakiimtana waxaa u saxiixay Dr. Maxamed Cali Ibraahim.

  Abdullaahi Sheikh Ismail & Dr. M.A. Ibrahim oo is gacan qaadaya.

 

Waxa ay labada dhinac isku raaceen in ay mar kale isugu yimaadaan magaalada Khartuum July 15, 2006 si ay u sii wadaan wada hadalkooda.

Kulankan lagu wada hadalsiinayo labada dhinac waxaa soo agaasimey dalka Suudaan, waxaana guddoominayey ururka Jaamacadda Carabta, oo uu hoggaaminaayay Amr Muusa.

Goobtii saxiixu ka dhacay waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaah DFKMG iyo madaxda carbeed.

  Amar Musa & W.A.Dibedda Sudan & Dr. M.A. Ibrahim oo wada hadlaya.

Camar Muuse, Xoghayaha guud ee ururka Jaamacada Carabta ayaa saxiixii heshiiskaas ka dib waxa uu yiri "Labada dhinac waxay aqoonsadeen sharcinimada

  Dr. M.A. Ibrahim & A.Sh. Ismail oo heshiis kala saxiixanaya.

Dowlada KMG iyo jiritaanka Midowga Maxaakiimta Islaamiga."

 

 

 

 

Waxaa  buurweyn.net u soo diyaariyay

Eng. A. Abiikar  


 

 

MAQAALLO

 

© Copyright   Buurweyn   All rights reserved