HOME

      Waxbarasho

      MAQAALLO

      ISLAM

      KEYDKA WARARKII

      NALASOO XIRIIR

     
     

     


AUDIO LINKS
BBC       11:00
BBC       14:00
BBC       18:00
VOA      17:00 GMT

 

SOMALI LINKS

Aayaha
Allbanaadir
Dayniile
Hiiraan
Kismaayonews
Onkod
Soomaalinews
Somalitalk
Shabelle
Qaadisiya

BOGAG ISLAAMI AH

Addacwah
Aflax
Altaqwaa
Benadir Islam
Boqolsoon
Quran
Islamonline
Learn about Islam
Risaala
Runta
Waano
Waaniye

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ku xayeysiiso Ganacsigaaga       Buurweyn.net waxa hubaal ah in aad ku qanci doontid

Waa maxay siyaasaddu?

 

Akhristoow waxaad ogaataa in aay macno farao baddan tahay laakiinsse aan ku soo gaabsaneeyno uun dhoor arimood.

 

Haddaba siyaasaddu maka la qeexayo waxaa laggu macneeyaa in leeys waafajiyo wax yaabaha is diidan, sidda in la dhex dhiggo dadka is qilaafsan  hishiis nabad jaceeyl iyo wadda noolaansho,  tussaale ahaan qofka doonayo in uu noqdo siyaassi:-

1.waxaa lagga doonayaa in uu aqoon waafi ah u leeyahay siyaasadda soona akhriyey kutub faro baddan ee ah kuwa uu jecel yahay iyo kuwa uusan jecleeyninba ee cadawgiisa.

 

2.waa in uu yahay qof xallin karo dhibka markaasi yaalla ee jirra  noqdaana {dadka looyeerrto marka dhibtu jirto}markaassi ayuu u jeesan karaa dawggii siyaasadeed  ee maamulka iyo kalla dambeeyntaba laheyd noqonayaana qof qadarin ku dhex leh bulsha weynta kana qeyb gali karaa doorashooyinka xor ah ee caddalada ku dhissan.

 

waxaad ogaataan taariikhdu ayadaa is qorta, oo ifineeysa wax yaabaha jira waqtigaassi la taagan yahay ayada ayaanna ka sheekeeyso waqtigii hore, midka la joogo, iyo mustaqbalkaba ee soo socdo, dhab ahaantiina ma dhacdo mar marka qaarkood in si dhab ah loo qeexo oo waayo waxaa qaloocin kara siyaasiga aan daacada u aheyn dadkiisa iyo dalkiisa iyo diintiisaba, qofka siyaasiga waa in uu ku kalsoon yahay Allahiissa weyn  issagana is ku kalsoonaan uu muujiyo, mabda’ siyaasaddeedna ee mabda’ ahaan ee uu u soo tacaburayna una soo taffa xeeytay  waa in uu ku kalsoon yahay ee moowqifkiisana uu ka leexan nonqona jir jirjiroolayaasha siyaasadeedd ee ku caanbaxay jirjiroolanimada sidaasina aay rabaan in aay ku qanciyaan bulshadooda, haddaba waxaa lama huraan noqotay in leyska kaashado arrimahaassi, dhibta badan iyo xanuunka waana in si wada jir ah loo ilaalsho Dastuurkaasi oo noqon kara mid samaawi ama mid calmaani iyo mid falsafeedba,sida  giriiga iyo cilmiyadii ka faracmay ee laga dhaxlayba waayo falsafadu waa hooyada cilmigga maadiga ah. waa sida aay sheegeene, waxaa soo raaca u, adeegga bulsho, hanti dhoowrista, huromarinta hantida guud, waayo? midnimadu waa wax dan u ah bulshada ayadoo soo martay marxalado kala duwan, socodkeedana waxaa xadidda socodka bulsheed, {midnimadu waa siyaasada yoolkeeda} waanna mirr ka dhashay aqoon lagu dheehay oo lagu beeray bulshada dhexdeeda, waxeeyna soo martaa ama ka timaadaa dugsiyada wax barasho, wargeeysyada, idaacadaha, tv-yada, maktabaddaha, dicaayaddaha wadooyinka lagu muujiyo sawir ahaan, aflaanta iwm.

 

Waana in loo midoobaa qarameeyta dadka dalka iyo diintaba oo heersare laga dhigaa dhamaantoodba, halkaasi ayeeyna ka faracmi karaan xisbiyo xor ah , waagii hore  Jarmalka waxuu ku midoobey in uu noqdo wadanka ka taliya dunida oo dhan in kastoo aay u suurtoobi weydey markii dambe, midnimadu waa wax aad ka dhex arkeeyso muuqaal ahaan dabeecada nagu heereerssan.

 

Adduunka midnimadu waa wax ku bilaawdo tiro ahaan ee isbiirinayo isuna rogayo tayo ahaan wax ku ool noqonkarta tilmaan taasina waxeey sameeyneeysaa marqaatina u tahay waxa nool iyo waxyaanba aan nooleeynba hadeey is biirsadaan, waxaan ku soo gaba gabeeynayaa, ilbaxnimadu waa aan midoowno, aan is fahamno aan wadda hadalnno, aan hishiino.

 

Ilbaxnimo la’aanta, midnimo la’aanta maanta naheeysato ee aqoon yari, maadi ah iyo mid diinni ahba ayaa noogu sabab ah in aan midoobi weeyno ee tafaraaruq naga dhigay dadkeeniina ku beeylahay dunidda dacaladeeda maanta soomaaliyeey calooshiinii ayaa banaanka taal ma weeynaan arkeyn in caruurteenii beeylah tahay aqoonin waddaniyad waxa aay tahay, waayo dadkeenii waa weynaa ayaan si waafi ah u baran ayaa wadani ahayn, bal aaynu ogano walaalaheeyga soomaaliyeedow in aqoontu aay tahay wax yaabaha lagu garto dhibta laguna xaliyo, laguna gaaro horumar taas oo aan meel fog ka taagan nahay, tussaale ahaan midoowga xubnaha jirka bini’aadamka waxaa ka dhasha nollol waayo haduu jirku xanuunsan yahay qeyb ka mid ah midoow majiri karo intiisa kale, midoowga waa caafimaad, waa nolol waa bar-waaqo waana horumar, guntii iyo

gebegebedii aanu u fiirrino si qun yar ah una barano culuumta diiniga iyo kuwa maadiga ahba aaynu fahamno waxa looga jeedo ereyga siyaasad ee yeeynaan noqon uun hab, ku soo dheh, sidii tuqsi fuud kuleeyl ah ku dhacay oo kale.

 

Waanna in loo midoobaa wax kastaa oo wanaagu ku jiro midimada caalamiga ah waxeey ka dab qaadataa fikradaha caalamiga ah ee isku keena dadyoowga ee kala midabka ah iyo kala diinta ah hawada nagu heeraarsan hadeey isbiirsato waa taa xamishay in aay diyaarad ku dhex duusho, biyaha kolkeey is biirsaddaan waa kaa markabka du/sabeeynayo carraddu ama ciidda kolkeey isbiirsattay waa taa xamishay culeeys walbaa ,shinniddu markeey isbiirsattay waa taa malabka macaan soo saartay,waddamaddii gumeeystaha ladagaalamijirraynna  markeey u midoobeen in aay iska caabiyaan cadawggoodda waa kaa ee aay xornima helleen sidda waddammo baddan oo afrikaan ah,  walaallayaall haddal haan mabuusho {soomaalinna ha garatto marxaladda aaynnu ku jirrnno ee dhibtta baddan iyo siyaasadeenna macnno baddan ah aaynnu meel ugga soo jeesanno siddii aanu u middoowi laheeyn waayo soomaali soomaali baa leh  siduu abwaanka soomaaliyeed yirriba .

 

Soomaali waa midd, waa u,l iyo meeyrax, mataanno weeyoo meelbeey ka wadda timmidd. midiggeey bidixi ma, ka maarantaa, madaxoow majaha , ma, ka maarantaa, mas,uuloow, shacbigga ma,ka maarantta.kalla,marmmimeeysaan.

 

Ee soomaaliyeey middiggta is qabsadda. Waa taassi siyaassadda aaynnu rabnno in aynnu gaarnno maantta  ha lla hello qof dalkiissa dadkiissa iyo diintiissaba  daacad u ah taasi ayaanna ah il/baxnimmo .

 

waxaa ku fara yareeystay:-

cabdulqadir_duwe


 

 

MAQAALLO

 

© Copyright   Buurweyn   All rights reserved